Duqa Muqdisho oo Digniin u diray dadka sameeya Warqadaha Dhalashada ee Been abuurka ah

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa digniin adag u diray dadka sameeya warqadaha dhalashada ee been abuurka ah. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in muddooyinkii dambe ay yaraadeen dadka sameeya warqadaha dhalashada ee been abuurka ah, kaddib markii la xiray qaar kamid ah … Continue reading Duqa Muqdisho oo Digniin u diray dadka sameeya Warqadaha Dhalashada ee Been abuurka ah